www.aljazeera.net/english

Thursday, July 29, 2010

Goorma qosol kugu danbaysay? take you time and laugh as much as you like...


sheeko1:- maalin maalmaha ka mida, waxaa is laayey laba nin,marka mid ayaa waxaa lagu bilaabay feedh kii kalena wuu caaytamaayay intaas, markii dagaalka dhamaaday ayaa waxa la weydiiyay maxaad isaga celin waayday ninka feedhka kula dhacayey markaas buu ku jawaabay; idinka waxaad arkeyseen feedhkiisa,wixi cay afkeyga ka baxaaysay maydin arkayn miyaaaaa Xasidiin idaa xasada baad tihiin walee isagaad la jirteen miyaa wixii gacmaha ihaayayna idinku ahaa ee aan far la dhaqaajin kari waayey..........

sheeko 2:-
Nin baa maalin dhakhtar u tegey isagoo u sheegay dhakhtarka inuu xanuunsanayo. Dhakhtarkii ayaa ninkii baadhitaan ku sameeyey su'aalana weydiiyey si uu u ogaado inuu ninkan cudurka haya iyo noociisa.uu bal helo Dhakhtarkiise wuxuu dareemay in ninkan uu hayo wax la yiraa cuqdad nafsi ee uusan cudur kale hayn. Wuxuuna dhakhtarkii ninkii ku yiri "Waxaan kugula talinayaa inaad iska dhaadhicisid inaadan xanuusanayn markaas ayaad bogsan doontaa".

Ninkii ayaa yidhi "Waa hagaag dhakhtaroow", oo inuu tago isku dayey, markaas baa dhakhtarkii yidhi "Waar ninyahow lacagtii baadhitaanka isii". Ninkii baa yidhi "Dhakhtaroow, adiguna iska dhaadhici inaan lacagtii ku siiyey
..

sheeko3:-

Maalin maalmaha kamid ah ayaa nin bariis aad u kulul cantuugay. markii uu afkii ka gubtay ayuu isyidhi hadii aad bariiska soo tufto dadka ayaa kula yaabi doona. markaas ayuu ku adkaystay inuu bariiska kulul afka ku celiyo oo kulaylka iska xamilo.

ninkii ayaa xanuun awgii ilmeeyay. Markaas ayaa wadaad soo hor fadhiyaa yaabay oo ninkii waydiiyay waar maxaa ku helay ood la ilmaynaysaa. Ninkii ayaa wadaadkii ugu jawaabay. nebigii ayaan yara xasuustay oo waan qiirooday!(csw)



Wednesday, July 28, 2010

something you should know about you and i.


This song is dedicated to...............

I lose control because of you babe
I lose control when you look at me like this
there's something in your eyes that is sayin' tonight
I'm not a child anymore, life has opened the door
to a new exciting life

I lose control when I'm close to you babe
I lose control don't look at me like this
there's something in your eyes, is this love at first sight
like a flower that grows, life just wants you to know
all the secrets of life

It's all written down in your lifelines
it's written down inside your heart

You and I just have a dream
to find our love a place
where we can hide away
you and I were just made
to love each other now
forever and a day

I lose control because of you babe
I lose control when you look at me like this
there's something in your eyes that is sayin' tonight
I'm so curious for more just like never before
in my innocent life

It's all written down in your lifelines
it's written down inside your heart

You and I just have a dream
to find our love a place
where we can hide away
you and I were just made
to love each other now
forever and a day

regards and lots of love



truly from ahmed hanad



allrights reserve 2010